Tuesday, December 13, 2016

suugaan


Sunday, August 28, 2016

suugaan 


 
 
SomalPoetry
 
 
Gabyaaga Sanaag
Suugaanyahanka Sanaag
 
 
Silsilad Suugaameed
  MIINLEEY
 
 
 
 
  
 
Abw: Gama'diid
 
 
Abw: Adan M. Haybe

 
 
Abw:Nimco Gabaydo

 
 
Prof:  A. Dirie Guled

 
 
Abwaan Qorane

 
 
Abwaan F. Murtiile

 
   
 
Aw Cabdi Muuse

 
 
SOMALILAND LINKS
  Waaheen
 
 
 
 
 
 
   
   
 
 
  Qormooyin hore
 
 
 
 Garta dhaqanka
  Hordhac
 
 
 
CabdiQadir Cismaan Aroma (AUN)C/Qadir Cismaan "Aroma" (1953 - 2014)

Shakhsiyaadkii Soomaali ka geeryooday sannadka 2014ka waxa aannu ka xusi karnaa abwaankii, taariikhyahankii, geesigii, iyo qoraagii Soomaaliyeed ee Cabdilqaadir Oromo oo geeridiisii albaab dhaxan badan innagu bannaysay. 
Wuxuu afkiisa iyo qalinkiisaba ugu hiiliyey xaqa, wuxuuna ahaa geesi aan ka xishoon runta, beenta iyo wixii gaadiidsadana aad u neceb. Dhaxal mug leh oo qoraal u badan ayuu ummadda afka Somaliga ku hadasha uga tegey. Alle naxariistiisa ha ku maansheeyo walaalkay C/Qaadir Oromo, Aammiin.
 
 
 
 
Abwaan Faarax Murtiile
C/Qadir Oromo (AUN)<
 
 
 
 
 
Suugaanta Geela
Suugaanta Beeraleyda
 
 
 
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi RaajicuunHaddii dunida lagu waarayooy daa'in noqonayso
Asaxaabihii baan degeen laysu soo diraye
Daahaa ku noolaan lahaa degelladiisiiye.


Dad iimaan leh baynu nahay oo Ilaahii raxiimka ahaa ee Cali Banfas oofsaday baannu qaddartiisa raali ku nahay. Geeridu waa xaq midbase tan kale ka xanuun kulul ee ma nin iyo baa naga dhintay!! Markii rag kala hadhay ee la isu badheedhay iftiin Ilaah noogu deeqay oo eray iyo ficilba astaan noo noqday buu ahaa. Ilmadii indhayga ku soo joogsatay waxan ku ooday "Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun". Geeri xaq ah buu dhintay waalaalkeen Cali Banfas ee wixii uu naftiisaa maanta baxday biime kuu geshay, maanta ayuu kuu baahan  inaad Eebbe denbidhaaf uga tuugto. Ilaahoow cadaabtaada ka nabad geli. Ilaahoow u naxariiso walaalkay Cali Xasan Aadan. Aammiin, Aamiin, Aammiin.
 
 
 
Xuska 53 guuradii xorriyadda
26kii June1960
C.S. TimacaddeCabdi IidaanXaaji A Afqallooc
GammuuteCabdi IidaanBarkhadcas
Cabdulle RaageCabdi HawdBarkhadcas
Max'd C XaashiMax'd C XaashiBarkhadcas
GacmadheereIbrahim GadhleBarkhadcas
 
 
 
Abdulkadir  Osman  “Aroma”VOA - Idaajaa iyo Qabyaaladeynta Suugaanta
By:
Abdulkadir  Osman  “Aroma”
VOA
 
 Innaa Lillaahi Wa innaa Illeyhi Raajicuun 
 
Cige Aw Cali
Cige Aw Calicoming soonComing soon
 
 
Saalax Max'd (Saalax Lay-Diray)
Arlada HoobiyoMaysu qalmaan 
 
 
Cismaan Aadan (Cismaan Indhoole)
Bal ogoowLaguma gooheeneHalkiinaa fadhiya
Daarood ku-xaarCige ma loo sheegay 
C.Indhole & GahayrC Indhoole & Yawlemore on the way
 
 
Man-Galool & Siig-Cadar
Waa qiso kulansatay abwaannadii Xuseen Xasan, Nuur dhegacun & Xirsi Cabsiiye & Suldaan Xirsi Ammaan
 
 
Ibraahim Xirsi Dirie  
Filasho wacan: Xuseen Xasan, Gabayxoog, Digaale Jaamac & more
 
 
Aw Cabdi Muuse Max'd
 Dhiillada Shirshore Gaanka laba Yoonis Dardaaran
 Wadaadyohow Ciidan kugu biirin Deyso maradaada
 Ammaan gabadh.  
 
 
Idaajaa oo Idaacaddda VOA-da u beddelay Radio "Daarood"
Beeney waa runCiilkama-kore A. Faarax Idaajaa wuxuu, sidii caadada u ahaan jirtey, idaacaddii caalamiga ahayd ee VOA-da u rogey hoy qabiil. Barnaamijka idaacaddaasi ugu talo gashay Suugaanta Soomaalida ayuu shakhsigani u beddelay barnaamijka "Dhaqanka & Suugaanta Daarood"(Halkan Riix)
 
 
Idaacadda VOA oo isu beddeshay Radio Muqdisho: Al Ustaad Rashiid Jama
Koofil
Waa Al Ustaad Rashiid Jaamac oo saxaya taariikhda ay idaajaa iyo colkiisu ka been abuurteen isla markaana taxaya dhacdooyin xiiso badan oo qaarkood kaa yaabinayaan. Sawirka kore waa ninkii la odhan jirey Richard Corfield , oo Soomaalidu Koofil u taqaan, oo hub u qaybinaya 300 oo nin oo Dhulmahante ah si ay ula dagaallamaan Daraawiishtii ay wateen Xaaji Firxad(Hawiye) & Xaajis Suudi (Hj) oo geel Dhulmahante lee yahay ka dhacay Dulmadoobe. (Riix Halkan)
 
 
Xirsi DabacaydhSaalax LaydirayDalab & Gabayxog
Aw Cabdi MuuseCantoobXuseen M Mire
 
 
Saalax Maxamed (Saalax Lay-Diray)
 Saalax & Sugulle 1Saalax & Majerten 1Maal an leeyahay
 Saalax & Sugulle 2Saalax & Majerten 2Saalax Laydiray
 
 
 
 
 Cabdi Gahayr Xasan Tarabbi Cali Fannaan
 
 
CODSI: Haddii aad hayso gabaygii 2aad ee Dheeg ugu jawaabay Khaliif Sh Muxumad fadlan noo soo tebi adigoo mahadsan. Gabaygu waa naga qabyo waana kan ka bilaabma;
Murtida iyo macnaa gabayga iyo muunaddiyo luuqda.
 
 
Said AyaanleMinjacaseQaalib Xareed
Omar Aadan DibiCaadleef 
 
 
Man-Galool & Siig-Cadar
Xuseen Xasan, Nuur dhegacun & Suldaan Xirsi Ammaan
 
 
Caruurtii rasuulkaanu nahay, laysma caasiyo e
Ina ashraafta lala caytamaa ,waaba caariyo e
Ogaadeen hadduu carabyahay, iyo culimadii baydka
Oon caade-qaatiyo, sab, iyo caydhxun laga beerin
Isba cawraduu qarin lahaa, ceeb hadduu garane.

Ismaaciil Xayd Xirsi (aflow)
 
 
CismaanGabyaayeDoqontii Cagdheer een ogeyn, dabinka loo qoolay
Dersin Ina Siyaad kuu dhigiyo, damac ku soo qaadye
Haddaad diiddo waagii dhurwaa, kuma daliigeene
Ka durduurta dhiiggiinnu waa malabki doocaane.
Daarood xumaan lagu arkaa, loo deldelayaaye
Inkastood diyaafad u dhigtoo, malab durduursiiso
Dabcigooda anigaa bartay, oo deris ma yeeshaane
Duqaydiyo kan diinta u hayaan, daacadda aqoonne
Waxan dab iyo baaruud ahayn kuma dawoobaane
.
 
 
Samatar Dakharre      Jawaabtii Silsiladdii Maruuryo

Waa waxaan cilmiga dawladnimo, caarif ku ahayne
Waa waxa calaacala intay, laba canleeyaane
Waa waxan caddaalada aqoon, cuna wax mooyaane
Caqligoodu waa fooraraa sida cabiideede.
Majeerteen cawaan buu noqdiyo, caano galabeede
Candadowlme shaydaanna waa,, sii calminayaaye
Sidii calako lala guursaday, oo camal wareereene
Ma Cayuun harraadoo kalaa, caban ogaa duulku
 
 
M. QaloonbiC/Laahi S. BiddeGuniyobaareeg
GuniyobaareegGuniyobaareegHawd & Woqooyi
Omar Aden DibiAbyan Max'dAyaanle Faarax
Said Ayanle(soon)Ayaanle Faarax
 
 
Soo sheeg abwaankan
 
 
Shawle X JibriilDaaweeyeReer Yoonis
GuurDiiwaangelin
 
 
Aflow (update)Aflow (update)Aflow (update)
Carroole Max'dMux'ud L JadeerMux'ud L. Jadeer
Mux'ud L. Jadder  
 
 
 Jaamac Xirsi Dubbe
Halxidhaale Mawjaddaad ku ..Silsiladdii Xaydha
 
 
Codkii & Gabayadii Jaamac Xirsi Dubbe
Jaamac Xirsi & Max'd Yawle - Dilkii gaalkii Gibb la odhan jirey
Jaamac Xirsi iyo Qamaan Bulxan - Dilkii Geydh & Gaanni
Jaamac Xirsi Dubbe - Faallo kooban oo ku saabsan gabaygi "Kalagooye"
 
 
Hoygasuugaanta waxa sharaf u ah inaannu idinla wadaagno codkii Jaamac Xirsi Dubbe oo ahaa ninkii ugu horreeyey ee ka jawaabay tixdii Cali Dhuux ku bilaabay silsiladdii Guba ku caanbaxday. Jaamac Xirsi oo muddo 40 sannadood ka hor ah isagoo da' ah laga duubay codkan ayaa ka dhigaysa ninka keli ah ee codkiisa laga hayo ka qaybgalayaashii silsiladdaa. Mahadi ha ka gaadho ninka cajaladdan ka duubay abwaanka oo ah nin magac weyn ku leh noolaynta Suugaanta Soomalida. La soco qaybo kale oo ka mid ah codka Jaamac Xirsi Dubbe. Ha Illaawin inaad abwaanka u ducayso wixii aad suugaan haysona ha nagala bakhaylin ee noo soo tebi si aan u baylah tirno. Mahadsanidin.
 
 
 
 
 
 
 Saalax Lay Diray Saalax Lay Diray C/Laahi Muuse
 C/laahi Muuse Bile Uur-Lacag Max'ud Qalonbi
 Gabayo qubane ah Faarax Nuur Faarax Lanjeer
 Abyan Warsame Faarax Xandulle Saalax Laydiray
 Dubbad Xiirey Samatar Dakhare Ina Mire Galaal
 Jimcaale J. Lugeey Xaaji A Afqalloc Abwaan brown
 A. H. Heebaan Cantooshe more to come
  Silsiladda Xaydha Cabdi iidaan  Cashuur
 Cashuur(gabyaga) Ciyaar SoomaaliGahayr & Dallayad
   Xaji GabaXaddi Indhoole Libaax   M. Abdi "Koos"
 
 
 
Faarax NuurCilmi LiigYuusuf C Muuse
  Cabdi Ismail Qase
 
 
  Cabdi Gahayr Cabdi iidaan  Cilmi Jirac
  M A Caws "Yawle" Kaahin Feedhoole  Yuusuf C. Muuse
  Xasan Oomaar  Sh Ismail Kolan  Sh Ismaciil Kolan
  "Cilmi Liig"  Muxu'd L Jadeer  Jimcaale J. Lugey..
  "Qorane" Hadraawi-Dhulgariir  Max'ud Daallin
 
 
 Cashar Dukaanka Abwaanka: Culaab iyo Alaab Miisaaman 
 
 

 Ma haysaa gabayo naga maqan? Fadlan halkan noogu soo tebi 
Name:
Email Address:
Magaca Abwaanka
Halkan ku qor gabayga
  
   
 D H A Q A N 
  MUUQAAL 
 
Saado Abdi Amarre
 
 
 
Abwaanad Hinda (Radiyalahu Canhaa)
 
 
Abw: Fosia A. Max'd
 
 
Abw:Fadumo Muxumad
 
 
Af Maay - Geeraar
 
 
Abwaan Cashuur
 
 
WAR TOLOOWCOLKA JOOJA
 
 
 
 
 
 
Barnaamijka Silsiladda Taariikhda Somaliland
Taariikh
Qaybtii 1aad
Qaybtii 2aad
Qaybtii 3aadNaqdin
Qaybtii 4aad
Qaybtii 5aad
Qaybtii 6aad
Qaybtii 7aad
Qaybtii 8aad
 
 
 
 
 
 
 Geeddi Nololeedkii
Yuusuf X Aadan Qabille
(1914 - 2005)
Composer of Somali National Anthem
 
 
 
 
Soomaaliyeey Toosoo -
 
  
 
Somali National Anthem - Erayadii  Yusuf Hagi Adan (AHUN)

















































































































 
Copyright ©2000 - 2014    Hoyga Suugaanta

No comments:

Post a Comment